Dowlada federaalka Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir Heer sare ah oo Nairobi ka dhacaya

Waxaa lagu wadaa in 10-ka bishan July magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ka furmo Shir heer sare ah oo ku saabsan ka hor tagga iyo la dagaallanka waxa loogu yeero Argagixisada. Shirkan ayaa ka dhacaya xarunta Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Nairobi ,waxaana shirka xubnaha gudoominaya kana qeyb galaya kamid ah Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, … Continue reading Dowlada federaalka Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir Heer sare ah oo Nairobi ka dhacaya